HomeWararka

Wararka

Xubno ka tirsan Al shabaab oo isku soo dhiibay ciimada dowladda Soomaaliya

Xubno ka tirsan Ururka Al shabaaab ayaa isku dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwaas oo lagu soo bandhigay warbaahinta ku had...

Kulan muhiim oo looga hadlayay dagaalka Al shabaab oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay dardar gelin guluf millateri oo ka dhan ah dee...

Howlgallo ka dhan ah Al shabaab oo ciidanka dowladdu ka fuliyeen Shabeelada Dhexe

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al shabaab ka sameyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose, ...

Booliiska Somaliland oo ka digay bannaanbaxyo qorsheysan oo lagu waddo in ay dhacaan berri...

Booliiska Somaliland ayaa ka digay bannaanbax la sheegay in uu dhigayo  mid kamid ah xisbiyada mucaraadka maamulkaasi. Shir jaraa'...

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulan xasaasi ah oo lagu soo hadal qaaday dagaalka wajiga lab...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindi...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Suudaan iyo QM oo ka hadashay

Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan ayaa rasaas ooda uga qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen xoogaga Taageerada degdega ah bartamaha U...

WHO: Soomaaliya waxaa laga diiwaan geliyay 11,704 xaaladood oo looga shakiyay Daacuun

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee loo soo gaabiyo WHO ayaa shaacisay in ay ku howlantahay dadaallo dheeraad ah oo looga hortagayo c...

Nisa oo gacanta ku dhigtay gaari laga soo buuxiyay qaraxyo duleedka Muqdisho

Ciidanka hay’adda nabad-suggidda Soomaaliya ayaa howlgal ka sameyay deegaanka Ceelasha Biyaha kaas oo dhaca duleed caasimad ee Muq...

Eedeysanayaal loo heysto musuq-maasuq oo la horgeyay maxkamad ku taal Muqdisho

Eedeysanayaal loo heysto kiisas la xariiro musuq ayaa la horgeyay Maxkamad tuul magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka tirsan hey'adaha ...

Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegsita dastuurka oo yeeshay kulan xasaasi ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegsita iyo Hirgelinta Dastuurka  Burhaan Aadan Cumar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-x...

Fasal Cali Waraabe oo diiday warqad casuumaad ah oo kaga timid Muuse Biixi baaqna soo saar...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland ayaa diiday warqad furan oo casuumaad ah, taas oo  shalay uu u diray madaxweyna...

41 qof oo tahriibayaal ku geeriyooday dooni ku degtay xeebaha Mediterranean-ka

Ugu yaraan 41 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ku degtay todobaadkii hore bartmaha Mediterranean-ka, sida ay ku waramay...

Live Now

English News

Facebook Feed