HomeWararka

Wararka

Inka badan 160 muwaadiniinta Soomaali ay saameeyeen colaadda Yemen oo maanta dalka loogu s...

Dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo celisay 161 muwaadiniin Soomaali ah oo muddo ku noolaa xeryaha qaxootiga ee Yemen, iyadoo...

Doorashooyinka Galmudug & Hirshabeelle oo soo xirmay iyo xogta khasaare jira

Waxaa caawa 6-dii Maqribnimo la soo gabagabeeyay codbixintii ka socotay goobaha Doorashooyinka qof iyo cod ee maamullada Galmudug ...

Geelle & Xasan Sheekh oo Jabuuti kaga shiraya amniga Geeska Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka Jabuuti ka degay, isaga oo uu soo  Jabuuti ayaa kulan gaar ah la yeeshay dhigii...

Wararkii ugu dambeeye doorashooyinka Hirshabeelle & Galmudug

Waxaa subaxnimadii hore ee saaka deegaannada maamullada HirShabelle iyo Galmudug ka bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golayaa...

Faahfaahin ka soo baxaysa Markab afduubnaa kooxo Burcad badeed ah deegaanada Puntland oo b...

Wararka ka imanaya xeebaha gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in kooxo burcad-badeed ay badda ku quusiyeen markabka MT Eureka,...

Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Bad-maaxiin u afduubnaa Burcad-badeed deegaanada Puntland

Ciidamada Ilaalada Badda ee Puntland (PMPF) ayaa war caawa ka soo baxay waxaa lagu sheegay in howlgal ay ka sameeyay xeebaha Dhari...

Galmudug oo maalinta berri ah markii 2-aad marti-galinaya doorashada ku celiska ah ee gola...

Iyada oo maalinta berri ah lagu wado in deegaannada maamulka Galmudug in markii 2-aad lagu qabto doorashada golayaasha Wakiillada ...

Ra’isalwasaare Xamse oo si adag uga hadlay waraaqdii Madaxweynaha Puntland u diray Q...

Xamse Cabdi Barre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay warqad uu Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni,...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’...

Aljeeriya oo Israa’iil ku Eedaysay inay Doonayso Kala Qaybinta Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Aljeeriya, Axmed Cadaaf, ayaa Isniintii shalay Israa’iil ku eedeeyay inay isku dayayso inay kala qaybiso...

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo eedeymo culus u jeediyey dhinacyada diidan in ciidamada Xo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay murunada dhinacyada siyaasadeed ee ka dhex jira dowladda dhexe iyo ma...

MSF oo digniin ka soo saartay dagaallada Baydhaba & khasaaraha oo gaaray in ku dhow 7...

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee MSF ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaallada sii kordhaya ee magaalada Baydhaba iy...

Live Now

English News

Facebook Feed