HomeWararka

Wararka

Maxay tahay digniinta guddoomiye Jaamac ka bixiyey xiriirro la sheegay inay siyaasiyiin la...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa walaac ka muujiyay eedeymo ku saabsan xiriirro la she...

Maxay tahay khariiradda Netayahu soo bandhigay ee Soomaalidu aadka u hadal hayso? 

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa xalay khudbad uu kaga hadlayay istaraatiijiyadda cusub ee amniga Israa’iil ...

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay digniin Itoobiya ka soo saartay aqoonsiga Hargeysa

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay digniin uu bixiyay safiirka Itoobiya ee Israel, Tesfaye Yetayeh Anteneh, kaas oo ...

Fatahaado ka dhashay roobaab maalmihii la soo dhaafay ka da’ay gobollo badan oo Soomaaliya...

Roobab xooggan ayaa durba fatahaado ka sababay qaybo ka mid ah gobollada ka tirsan maamullada Waqooyi Bari, Somaliland, Puntland, ...

Daladda bulshada rayidka oo digniin ka soo saartay khilaaf Mucaaradka & DFS

Dalladda ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashoo...

Hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta lagu doortay Dhuusamareeb

Xildhibaanada Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa maanta doortay guddoonka Golaha, waxaana Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) l...

Galmudug : Baarlamaamka cusub ee maamulka oo dooranaya guddoonkiisa

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta dooranaya Guddoonkooda, waxaana Guddoomiyaha iyo labadiisa ...

Kenya oo xaqiijisay kiisas cusub cudurka Ebola ah

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa xaqiijisay afar kiis oo cusub oo cudurka Ebola ah, taasi oo tirada guud ee dadka laga helay cudu...

Xulka Soomaaliya oo u soo baxay kama dambeysta tartanka CECAFA

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa caawa u soo baxay dhamaadka tartanka ciyaaraha CECAFA U-17, kaddib ...

Maamulka Koonfur Galbeed oo wacad ku maray inuu weerar culus ku qabsan doono degmooyinka l...

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo guluf culus oo lagu doonayo in dib loogu soo celiyo gacanta maa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul tagay halka ceelka shidaalka ee Curad 1

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqday markabka Turkiga ee Çağrı Bey ee ka shaqeynaya qodista ceelka shidaalka ee Curad-1 ee...

Koonfur galbeed oo ka hadashay sida ay uga falcelin doonto ciidamada gudaha u galay  Buurh...

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay socdaan howlgallo lagu soo celinayo amniga iyo kala dambeynta degmada Buu...

Live Now

English News

Facebook Feed