HomeWararka

Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay diblomaasiyiin ka tirsan Qara...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan la qaatay Ergeyg...

Galmudug oo sheegtay in ay sii yaraanayso Saamaynta Al-Shabaab ee maamulkaas

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shikow, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Al Shabaab uu hadda si weyn uga soo ba...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulamo muhiim ah la qaayay madaxda sare ee Bankiga Adduu...

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya oo kulamo gaar ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka Ku Xigeenkiisa, iyo ...

Dagaal culus oo ka soconaya aagga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelada Hoose

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleeyvee gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka qarxay dagaal beeleedyo u dhaxee...

Shirka ka dhan ah Al shaab iyo Daacish oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka B...

Shirka oo ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa looga hadlay dardar gelinta Hawlgallada ka dhanka ah kooxaha D...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo bilaabeen ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo iyo casbi la...

Waxaa lagu soo waramayaa in dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoogan laga dareemayo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo, sida ay ku ...

Madaxweyne Xasan Sheekh madaxda hey’adaha amniga iyo saraakiil ciidan oo kulan culu...

Kulankaan oo ahay mid culus ayaa waxaa shir guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo looga hadaly  dardar gelinta amni...

Puntland oo kalsoonidii kala laabatay Xildhibaanada laga soo doortay maamulkaas isla marka...

Maamul goboleedka  Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay kalsoonida kala laabteen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaa...

Maamulka degmada Hodan oo mamnuucday in hoteellada iyo maqaayadaha aysan shaqeyn karin saq...

Guddoomiyaha degmada Hodan Cali Faxle ayaa soo saaray amar uu ku mamnuucayo wiilasha iyo gabdhaha inay soo xaadiraan habeenkii, wu...

Puntland oo war cusub ka soo saartay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay madax...

Puntland ayaa dooratay inay qaadacdo shirka Golaha wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana  si...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Wadatashiga Qaran ugu yeeray khilaafka ka dhashay wax ka...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku casuumay madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo...

Roobab aan caadi ahayn ka da’ay dalka Pakistan oo dilay Daraasiin dad ah

Ugu yaraan 39 qof ayaa ku dhintay Pakistan ka dib markii maalmo ay roobab aan caadi ahayn ay ku dhufteen koonfur-galbeed ee dalkaa...

Live Now

English News

Facebook Feed