HomeWararka

Wararka

Turkiga oo marti galinaya maanta wada hadalada Soomaaliya iyo Itoobiya

Wafuud ka kala socota Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ku kulmi doona dalka Turkiga, taasoo qeyb ka ah dadaallada ...

DEGDEG: Ciidamada Macawisleyda oo Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac gaystay lagula eegtay Hiira...

War degdeg ah oo goordhow ka yimid Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax ka dhacay uu sabbay dhimasho iyo ...

Ciidamada Booliska Gaalkacyo oo soo bandhigay Kartoomo Maandooriye ah

Ciidadamada Booliska iyo kuwa Asluubta magaalada Gaalkacyo gobalka ee Mudug ayaa maanta howlgal ay si wada jir ah uga sameeyeen ku...

Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida oo xukun ka soo saartay dilka Askari ka tirsanaa CX...

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida, ayaa xukun kasoo saartay Xidiglle Maxamed Xasan Maxamed oo loo heysto in uu dilay Ex-X...

Muuse Biixi oo si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Turkiga

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta safar ku gaaray magaalada Berbera ayaa ka hadlay dhowr qodob oo xasaasi oo ku ...

Doland Trumo oo Iiraan u hanjabay – Maxayse tahay sababtu?

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Shirkada Microsoft ay u sheegtay in mid ka mid ah we...

AMTIS oo sheegtay in ay ku fashilisay Qarax duleedka Afgooye

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in ka hortageen oo burburiyeen qarax miino ahaa, ka dib howlgal ay ...

Maxaa ka cusub shirka Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo lagu wado in lagu qabto wajiga labaad...

Maxkamadda ciidamada oo Xarardheera u gaartay xalinta dagaal ka dhacay

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan iyo saraakiil ka socda x...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dab ka kacay suuqa Jowhar

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab Khasaare hantiyadeed sababay oo ka kacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha D...

Howlgallo ka dhan ah Alshhabaab oo CXD ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Bakool

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan AS ay ka sameeyeen deegaanno hoos...

Soomaaliya iyo Iiraan oo ka wada hadlay soo celinta xiriirkooda Diblumaasiyadda

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo ku-simaha wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Ali Baqiri ayaa kulan ku ...

Live Now

English News

Facebook Feed