HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo digniin ka soo saaray shirkado xawaaladeed oo Soomaali ay ku jiraan

Bangiga Dhexe ee Itoobiya (NBE) ayaa soo saaray digniin cusub oo ku saabsan shirkadaha xawaaladaha ah iyo adeegyada lacag-dirista ...

Uganda oo shaacisay xilliga ay ciidankeeda kala baxayso Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ka howlgala Soomaaliya ay si buuxda uga bixi doonaan dalka dhamaadka sanadka soo soc...

Shir looga hadlay sugidda amniga Badaha geeska Afrika oo Soomaaliya & Itoobiya kaga q...

Dalka Kenya ayaa martigeliyay mas’uuliyiin dhinaca amniga ah oo ka kala socday Soomaaliya, Itoobiya, Yemen iyo Jabuuti, kuwaas oo ...

DFS oo sheegtay in si xoog lagu soo furtay markab ay afduubteen burcad-badeed ku sugnaa Pu...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Badda Turkiga, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ay soo f...

Alshabaab oo dad rayid ah ku afduubtay Shabeellaha Dhexe

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la soo wariyey in saacadihii lasoo dhaafay afduubteen ugu yaraan saddex qof, oo ay ku...

NRC oo ka digtay xaaladda bani’aadantinimo oo kasii dareysa Soomaaliya

Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad bani’aadantinimo oo kasii dareysa, iyadoo abaarta daba dheeraatay, colaadaha iyo hoos u dhaca gar...

Muxuu yahay kulan Itoobiya ka qeyb-galayso, balse Eritrea ku jirin ee dalalka  Badda Cas?

Dalka Kenya ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo mas’uuliyiin dhinacyada amniga ah oo ka kala socda Soomaaliya, Itoobiya, Yemen iyo Ja...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo ka hadlay eedeynta ah in ciidamadiisa iyo Alshaba...

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Glabeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen balse sheegta inuu weli yahay madax...

Puntland oo Turkiga ku eedeysay duqeymo dhimasho badan sababay oo ka dhacay xeebaha Nugaal...

Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysay si cad dowladda Turkiga ugu eedeysay duqeymo diyaaradeed oo dhowaan ka dhacay xeebah...

Wasiirrada Soomaaliya oo kulan ka yeeshay dagaalka Alshabaab & amniga

Shir maant ay yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta la sheegay in looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan sugi...

Koonfur Galbeed oo bilaabay qorshe lagu adkeynayo ammaanka magaalada Baydhabo & haree...

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa awaamiir adag oo lagu xoojinayo amniga magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran, xill...

UK oo ku baaqday in wadahadalo siyaasadeed gudaha Soomaaliya, iyada oo uu taagan yahay mur...

Wasiirka Horumarinta iyo Afrika ee UK, Kirsty McNeil  oo saacadihii la soo dhaafay kulan la qaadatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Live Now

English News

Facebook Feed