HomeWararka

Wararka

Shiinaha oo markab dagaal u soo diraya xeebaha Soomaaliya

Dowladda Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto lagu wadaa inay u soo dirto maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha k...

Muxuu yahay dalabka DFS ay hordhigtay hay’adaha caalamiga ah inay kula shaqeeyaan dowladda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in hay’adaha Qaramada Midoobay, deeq-bixiyeyaasha iyo hay’adaha caalamiga ah ee S...

Taliyihii NISA ee DFS u qaabilsanaa Gedo oo heshiis la galay Jubbaland, eedeymo culusna u ...

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo ahaa Taliyaha NISA ee Gobolka Gedo ayaa maanta ku dhawaaqay in uu heshiis la gaaray Jubbal...

Howlgal khasaare dhimasho & dhaawac ah lagu gaarsiiyey Alshabaab Shabeellaha Hoose

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku soo bandhigay xubno ka tirsan...

Maxay yihiin ciidamada saaka laga soo dejiyey Garoonka Muqdisho?

Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu dhaweysay saraakiil iyo askar hordhac u ah Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor, kuwaas oo ta...

Golaha Mustaqbalka oo si adag uga hor yimid doorashadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay doorashadii Guddoomiyaha Golaha ...

Muqdisho: Beesha caalamka oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka Soomaaliya

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya iyo qaar kamid ah safiirrada iyo wakiillada bee...

Baaris lagu sameeyey hay’adaha DFS oo lagu helay in ka badan 60 khaladaad & eedeymo l...

Xafiiska Hantidhowrka Soomalaiya ayaa maanta soo bandhigay warbixin uu ku sheegay baarista sannadlaha oo uu ku sameeyay 22 hay’ado...

DFS oo ciidamada AUSSOM kala wareegtay saldhigga Buurhakaba

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegay maamulka iyo amniga saldhigga howlgalka jiidda hore ee degmada Buu...

DEGDEG: Cabdulqaadir Jaamac oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) u doortay Guddo...

DEGDEG: Baarlamaanka Soomaaliya oo bilaabay codeynta doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacab...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa hadda bilaabay codeynta doorashada Guddoomiyaha cusub ee ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah oo lagu dooranayo Guddoomiyah...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeellanaya fadhi xasaasi ah oo lagu dooranayo Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, iyadoo ku...

Live Now

English News

Facebook Feed