HomeWararka

Wararka

Faah faahino ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowla...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax  ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka deegaanka Ceelasha Biyaha, k...

Madaxweynaha Soomaaliya oo arrimo muhiim ah kala Xildhibaannada Haweenka ah ee labada Gole...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka a...

Meydadka Saraakiishii Imaaraadka & Baxrayn ee Muqdisho lagu dilay oo dalalkooda loo d...

Meydadka saddex Sargaal oo ka tirsan ciidamada Imaaraatka Carabta iyo Sargaal u dashay dalka Baxreyn oo lagu dilay xerada Generala...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay bayaan adag oo ku aaddan hishiiskii Itoobiya baaqna u d...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Midowga Afrika, dowladaha xubnaha ka ah Qaramada Midoobay inay mowqif mabda’ ah ka...

Dowladda Mareykanka oo war culus ka soo saartay weerarkii xalay lagu dilay saraakiil u das...

Dowladda Mareykanka ayaa ku biirtay cambaareynta weerarkii xooggana ee lagu qaaday tababarayaal ka tirsan ciidamada Imaaraadka iyo...

Kulan looga hadlayay arrimaha ammaanka oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa

Shirkaan oo ahay mid muhiim ah ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland kaasoo looga hadlay arrimo khuseya ammaan...

Faah faahino dheeraad ah oo laga helay weerarkii xalay lagu qaaday xero ciidan oo ku taal ...

Ugu yaraan shan qof oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo saraakiil Imaaraadka Carabta ka tirsan ayaa ku d...

Weeraro kala duwan oo ka dhacay magaalada Boosaaso iyo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo...

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa  ka dhacay weerarro xooggan oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iy...

Weerar loo adeegsaday madaafiic oo dad isku qoys ah ku dilay gobolka Mudug iyo faah faahin...

Degaanka Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka soo baxaya Weerar Madaafiic ah oo ay fuliyeen rag l...

Imaaraadka Carabta oo cambaareeyay weerar looga dilay saraakiil oo ka dhacay Soomaaliya

Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa war ka soo saartay dhacdadii naxdinta lahayd ee ka dhacday xero ciidan oo ku taa...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay dilka ku dhawaad 30 ka tirsanaa kooxda Al shabaab iyo ti...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal ka sameeyay Galbeedka Magaalada Kimaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay ...

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo meel mariyay hishiis muhiim oo in ...

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Ba...

Live Now

English News

Facebook Feed