HomeWararka

Wararka

Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo qorsheynaya weeraro rogaal celis ah kadib markii ay ka...

Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheynayaan weeraro rogaal celis ah ay ...

Ciidamada Itoobiya oo xabsiga dhigay 50 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen wee...

Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay kadib markii ay fashiliyeen weeraro argagixiso oo ka dhici lahaa magaal...

Hay’adda UNESCO ayaa cambaareysay dilka wariye lagu dilay Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESCO, Audrey Azoulay, ayaa cambaareeyay dilka weriye C/kariin Axmed Bulxan loogu geystay degmada Caa...

Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Somaliland oo ka dhacay magaalada Hargeysa i...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Cadiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ka wada ha...

Madaxweynaha Puntland oo kulan xasaasi ah la yeeshay hey’adaha ammaanka maamulkaas, ...

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay Hay’adaha Amniga, sida Taliska Guu...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo UNHCR kala qeyb-galay sidii gargaarka Qaxootiga loogu bed...

Kulan muhiim ah oo ay yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ...

Faah faahino ka soo baxaya qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Qoryo...

Labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay sa...

Mareykanka, UK iyo Norway oo ku booriyay South Sudan inay xaqiijiso doorasho dhab ah

Mareykanka, Britain iyo Norway ayaa  ugu baaqay madaxda South Sudan inay qaadaan tillaabooyin degdeg ah oo lagu xaqiijinayo dooras...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyanaya d...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawisley ayaa howlgalo cusub oo adag k...

Kulanka dhexmaray Madaxa ATMIS Safiirka Kenya ee Soomaaliya oo diiradda lagu saaray amniga...

Wakiilo muhiim ah oo ka socda Hawlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Kenya, iyo Soomaaliya ayaa isugu yimid ...

Ku dhawaad ​​20 Qof oo Cudurka Daacuunka ugu Geeriyooday Garoowe halka boqolaal kalana la ...

Cudurka daacuunka  ayaa sababay dhimashada ku dhawaad ​​20 qof oo caruur u badan, halka in ka badan 300 oo qofna ay jiifaan isbita...

War cusub oo ka soo baxay 21 ruux oo rayid ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Shab...

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya 21 qof oo rayid ah oo ku dhintay & 19 qof oo ku dhaawacmay duqeyntaan, xagga cirka ah o...

Live Now

English News

Facebook Feed