HomeWararka

Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo la wareegtay kiis musuq maasuq kaddib raashin la dhun...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la wareegtay kiis musuq maasuq ah oo si weyn , kaasi oo ku saabsanaa in la le...

Qarax lagu diyaarinayay guri oo dilay nin looga shakisan yahay Shabab iyo laba caruur ah u...

Wararkaka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho waxaa ka dhacay qarax lagu farsameynayay guri ku yaal halkaas ka...

Roobab iyo fatahaado culus oo ku dhuftay dalka Kenya oo sababay khasaaro baaxad leh

Roobab xooggan oo ka da'ay dalka Kenya ayaa sababay khasaaro xooggan  iyadoo daadad culus ay weli sii wadaan burburinta hantidooda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan muhiim dhiggiisa Tanzania kula yeeshay dalkaas isla marka...

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dar es Salaam kula kulmay Madaxweynaha Tan...

Al shabaab oo Muqdisho ku dishay xildhibaan hore oo ka soo jeedo maamulka Koofur Galbeed

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa xalay degmada Shibis ku dilay sarkaal ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Dableyda d...

Dadka ku nool gobolka Hiiraan oo wajahaya walaac xooggan oo ku aaddan fatahaada Wabiga Sh...

Kadib roobabkii lixaadka lahaa ee ka da'ay dalka ayaa waxaa laga dareemayaa cabsi xoogan oo laga dareemayo magaalada Beledweyne ee...

Somaliland oo xabsiga dhigtay xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka

Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa, ayaa xabsiga u taxaabay saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, ka dib ma...

Roobab ka da’ay dalka Tanzania oo dilay ku dhawaa d 200 qof isla markaana geystay kh...

Daadad iyo dhul go’ ka dhacay dalka Tanzania oo ay sababeen roobab mahiigaan ah oo todobaadyo socday ayaa waxaa ku dhintay 155 qof...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano dhowr ah oo ku dhow magaalada Jowhar ee gobolka Sha...

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaano ku dhow dhow magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, si...

Wafdi culus oo ay hoggaaminayaan taliiyaasha Ciidanka xoogga  hay’adda NISA oo gaaray furi...

Wafdi ayaa hoggaaminayo Taliiyaasha Ciidanka xoogga  hay’adda NISA ayaa tagaya gaaray jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gudaha d...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya amar culus dul dhigay Hey’adaha Dowladd ee shirarka ku qabto...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa ...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo markii ugu horreysay boqonaya dal ku yaal Afrka iyo ujeedk...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa lagu wadaa in bisha soo socota uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Kenya, si...

Live Now

English News

Facebook Feed