HomeWararka

Wararka

40 qof oo rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Jasiira bartamaha dalka Sudan.

Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ay Ciidamada Gurmadka Degdega ah (RSF) ku qaadeen tuulo ku taal bartamaha Sud...

Wafdi ka socda ururka Bariga Afrika ee IGAD oo Muqdisho ka soo degay

Waxaa saaka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi ka socda ururka goboleedka Bariga Afrika ee ...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan xasaasi ah kula qaatay Balcad Saraakiisha Ciidamada Dow...

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabduullaahi Xuseen Guudlaawe oo kulan xasaasi ah kula qaadanaya magaalada Balcad saraakiisha Ciida...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray hawlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka ee Muqdish...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka ...

Ruushka oo kordhiyay duqeymaha uu ku hayo Ukraine.

Ugu yaraan 30 qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ayaa dhaawacmay ka dib markii bam uu hagayay Ruushku uu ku dhuftay dhismo dh...

Maxaa looga hadlay kulankii Siciid Deni & wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramad...

Kenya oo ka jawaabtay digniinta Mareykanka ee la xiriirta weeraro ka dhaca dalkaasi

Dowladda Kenya oo ka jawaabaysa digniin dhanka amaanka la xariirta oo ka soo yeertay Mareykanka ayaa sheegtay in ay qaaday tilaabo...

Maxay tahay sababaha ay u baaqdeen diyaaradihii tagi jiray garoonka Boosaaso?

Wararka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa ku soo waramaa in maanta ay baaqdeen duulimaadyada diyaaradihii ku tagi lahaa garoonka di...

Magaalada Khartuum oo xalay oo dhan laga maqlayay duqeymo culus.

Wararka ka imaanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in habeenimadii xalay ciidamada Sudan duqeymo culus oo xagga cirka ah ku garaaceen f...

Dagaal khasaare dhimasho ah sababay oo ka dhacay Jubbada Hoose

Faah faaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo saaka ku dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaa...

Itoobiya oo shaacisay inay ka walaacsan tahay qorshaha ciidamada beddelaya ATMIS ee Soomaa...

Wasiirka Arimaha Dibadda Itoobiya ayaa walaac ka muujiyey dib u habaynta lagu wado howgalka Midowga Afrika ee ATMIS-ka kadib, mark...

Faah faahino dheeraad oo ka soo baxaya khasaaraha Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

13 ruux ayaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray laba Qarax oo ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, kuwaa oo la sheegay aha...

Live Now

English News

Facebook Feed