HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya & Somaliland oo siyaabo kala duwan uga hadlay geerida hooyo umull...

Masuuliyiinta qeybta caadfimaadka ee Isbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay geerida haweeney lagu magacaabi jiray Ni...

Kumannaan qof oo ku barakacay gudaha Soomaaliya kaddib abaaro daba dheeraaday

Kumannaan qoys ayaa ku barakacay gudaha Soomaaliya, kaddib markii abaaro daba dheeraaday, colaado iyo hoos u dhac ku yimid gargaar...

Madaxii Alshabaab ee Jowhar oo la dilay

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise, oo qiyaastii 25-km u ji...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay natiijada Imtixaanka qaranka oo ay tiradii ugu badneyd ka...

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaanka sannad-dugsiyeedka 2025/26, kaas oo ay u fariisteen ...

Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad oo goor dhow lagu dhawaaqi doono

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay si rasmi ah u shaaciso natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalk...

Maamulka Trump oo loo fududeeyay in ku dhowaad 700 Soomaali ah laga tarxiilo Mareykanka

Ku dhowaad 700 Soomaali ah oo ku nool Mareykanka ayaa wajahaya in laga tarxiilo dalkaasi, kaddib go’aan meesha ka saaray caqabad h...

Howlgalka AUSSOM & Turkiga oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Dowladda Turkiga iyo Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa ka wada hadlay amniga Soomaaliya gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Als...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay albaabada isugu dhufan doonto Iskuulkii aan buuxin s...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa caawa ku dhawaaqay in la xiri doono iskuullada aan ...

Xubin ka mid ah golaha wasiiradda Soomaaliya oo iscasilay

Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abuukaate), ayaa si ras...

Howlgallo lagu beegsaday Alshabaab oo ka dhacay Hiiraan & Shabeellaha dhexe

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in iyada oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ay ka fulisay howlgal culus ka dha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in loo baahan yahay in amniga dalka ay la wareegaan Soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in Soomaaliya ay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga iyo...

Maxkamadda Racfaanka oo sii daysay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta burisay xukun 3 sano oo xabsi ah oo horey loogu riday Sacdiya Macallin Cali, oo ...

Live Now

English News

Facebook Feed