HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in dilka Horjooge sare oo Alshabaab ah Shabeellaha dhexe...

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay dilka Xasan Calasow Raage, oo loo yaqaanay Xasan Xusuleey, kaas oo ka tirsana...

Markab hor leh oo lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya

Kooxo Burcad-badeed ayaa lagu soo waramayaa in markab xamuul ah ku qafaasheen xeebaha Soomaaliya, sida ay maanta sheegeen hay’adah...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab & maleeshiyaadka taabacsan madaxweynihii...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Alshabaab iyo maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdic...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray koonfurta Gaalkacyo xilli Puntland u aragto mid ka hor i...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, isaga oo socdaal dhulka ah k...

Dowladda Soomaaliya oo shaqo siisay Hooyada  ardaygii kaalinta 1-aad u galay Imtixaanka Qa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda Maxamed...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalkii saaka ka dhacay Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dagaalkii saaka ka dhacay magaalada Baydhabo, isagoo sheegay in la soo ...

Faahfaahinta Dagaal khasaare sababay oo Baydhabo ku ciidamada Koonfur Galbeed & kuwa ...

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno hubeysan oo...

Qaramada Midoobay oo ka digtay xaaladda abaarta ee Soomaaliya

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isu-duwaha Arrimaha Gargaarka Ba...

Somaliland “Ciidamadu waxay ku amran yihiin inay sharciga mariyaan, soo qabtaan──Qof diidi...

Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay awaamiir culus oo ku aaddan dadka ka hor yimaada go’aanada iyo baaritaannada la xiriira amn...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub oo Dowladda ku soo bandhigtay...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta gaaray deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ayaa halkaasi tababar ugu soo xiray c...

Qaramada Midoobay oo Wafdi sare u dirtay maamulka Waqooyi Bari

Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya gaaray Wefti sare oo ka socda Qaramada Midoobay, ha...

Koonfur Galbeed oo Alshabaab ku eedeysay in dad badan ku qasbeen in deegaanadooda ka barak...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa sheegay in amni-darrada, abaaraha iyo dhibaatooyinka bani’...

Live Now

English News

Facebook Feed