HomeWararka

Wararka

Maamulka Puntland ka siidaysay xabsi Gaalkacyo ku yaalla dhalinyaro loo qorayay ciidamada ...

Maamulka Puntland ayaa sii daayay dhalinyaro loo diyaarinayay ka mid noqoshada ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo muddo saacado ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray New York halkaasi oo uu kaga qayb galayo shirka Golaha G...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray New York si uu uga qayb galo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramad...

Maamulka Puntland oo sheegay inay qabteen “Maleeshiyaad” la doonayey in lagu q...

Wararka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in laamaha ammaanka Maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeen koox ay ku tilmaameen “ma...

Xubin sare oo ka tirsan Alshabaab iyo maleeshiyaad la socday oo lagu dilay duqeyn ka dhacd...

Taliska Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday deegaannada Guulane iyo Al-Furqaan ee Gobolka Shab...

Boqolaal qoys ku cayrtoobay daadad ku dhuftay deegaano kamid ah Gobolka Bari oo xaaladdood...

Waxaa laga soo dayrinayaa Boqollaal qoys oo horraantii bishaan September ka barakacay deegaan lagu magacaabo Ceelgaal oo hoostaga ...

Xogo cusub oo laga helayo Kulamo Milatari Xasaasi ah oo Muqdisho ku dhexmaray Soomaaliya, ...

Dowladda Soomaaliya ayaa 24-kii saac ee la soo dhafaay martigalisay laba kulan oo la xiriira amni iyo milatari ee ay la leedahay d...

Madaxweynaha Masar oo si adag u diidday faragalin lagu sameeyo Soomaaliya xilli uu kulan u...

Masar ayaa si adag u diidday faragelin kasta oo lagu sameeyo madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, iyado...

Maamulka Puntland oo sheegay in uu bilaabay howlgallo ka dhan Burcad-Badeeda

Maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bilaabay howlgallo ballaaran oo lagu xoojinayo amniga badda iyo magaalooyinka xeeb...

Ciidamada kumaandooska Gorgor ee Soomaaliya oo tababar kula qaatay kumaandooska Turkiga dh...

Ciidamada kumaandooska Gorgor ee Soomaaliya ayaa kumaandooska Turkiga kala qaybgalay dhoollatus militari oo laga sameeyay gobolka ...

Mareykanka oo ogolaaday bixinta qarshka muddo sanad ah uu ku bixinayo howlgalka Qaramada M...

Dowladda Mareykanka ayaa oggolaatay in Qaramada Midoobay ay 1 sano oo dheeri ah ku sii waddo qorshaha lagu soo afjarayo taageerada...

AFRICOM oo faahfaahin ka bixisay duqeyn DFS uu la kaashaday oo ka dhacday gobolka Sanaag 

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Sooma...

Xasan-Kaafi Qoyste oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha Unaxariisto’e Xasan-Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste oo kamid ahaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa xalay ku geeriyooday magaalada M...

Live Now

English News

Facebook Feed