HomeWararka

Wararka

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya howlgal lagu dilay 7 xubnood oo ka tirsanaa Al shabaab ...

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ciimada dowladda Sooomaaliya ay ku qaadeen  xubno ka tirsan kooxda Al shabaab, k...

Kenya oo 18 qof oo Itoobiyaan ah ku xirtay Wajeer isla markaana faah faahin ka bixisay sa...

Booliska ismaamulka Wajeer ayaa xabsiga u taxaabay 18 qof oo u dhashay dalka Itoobiya, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci dar...

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL kuna tilmaantay mid xa...

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii dhawaan lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, iyadoo ku tilmaant...

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deg...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa deegaanka ay ka sameeyeen duleedka degmada Xar...

Soomaaliya oo Horumarinaysa Dib-u-habaynta Saxaafadda iyadoo la magacaabay Golaha Warbaahi...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qara...

SSC Khaatumo Oo Sheegtay Inay Diyaar U Yihiin In Ay Dacwad Dagaal Ka Gudbiyaan Madaxda Som...

Maamulka SSC ee Khaatumo ayaa sheegay inay qaadayaan tilaabo sharci ah oo ay u gudbinayaan dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland oo...

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay mas’uul ka tirsan IOM si kor l...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa Maga...

Hogaamiyayaasha ismaamulka Garissa oo ku baaqay in wax laga qabto isticmaalka maandooriyah...

Hogaamiyayaasha ismaamulka Garissa ee dalka Kenya ayaa walaac ka muujiyay isticmaalka iyo iibinta maandooriyaha oo sare u kacay,iy...

Hannaan cusub oo dhanka amniga ah oo lagu soo kordhiyay bisha barakeysan ee Ramadaan magaa...

Inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa kordhiyay roondooyinka habeenkii a...

Wariyihii warbaahinta dowladda ee magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo lagu dilay ...

C/kariin Axmed Bulxan oo ahaa wariye caan ka ahaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa toogtay askari hubeysan oo ...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga cafiyay deyn lacageed oo cusub

Soomaaliya ayaa waxay heshiis deyn cafis ah la gashay dalalka xubnaha ka ah Naadiga Paris, kaasoo ka dhigan tallaabo muhiim ah oo ...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ba’an oo ka dhacay magaalada Beledweyne isla marka...

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal socday muddo lix saacadood ah oo u dhaxeeyay ciidamada maam...

Live Now

English News

Facebook Feed