HomeWararka

Wararka

Booliiska gobolka Banaadir oo hub ku soo bandhigay gurigii uu deganna Sheekh Shariif

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir ayaa galabta degmada Cabdicasiis ku soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay sheegeen ...

Madasha Mucaaradka oo DFS ku eedeeyey qorshe weerar oo lagu haayo taliyihii hore ee Ciidam...

Golaha Madasha Samatabixinta ayaa walaac ka muujiyey waxay ugu yeereen xaaladda amni ee ka taagan Muqdisho, gaar ahaan wararka la ...

Haya’ddaha ammaanka Muqdisho diginin ka soo saaray hubka guryaha lagu haysto

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu wado howlgal lagu baarayo hub loo adeegsaday dagaalkii dhawaan ka dhac...

Doorashada Koonfur Galbeed oo maanta u gudubtay wajigii ugu dambeeyey ee lagu soo dooran r...

Golaha Wakiillada cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1...

Mucaaradka Itobiya oo ay ku jirto ONLF oo ku dhawaaqay is bahaysi, diiddayna Doorashooyink...

Kooxo mucaarad ah oo ka soo horjeeda dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin tiro dhowr urur ...

Puntland oo ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheekh dagaalka lagu qaaday siyaasiyiinta Mucaara...

Golaha Wasiirrada maamulka Puntland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadee...

Hay’addaha ammaanka Dowladda Soomaaliya oo digniin culus u dirtay ciidamada daacadda u ah ...

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi), ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqd...

Faahfaahin ka soo baxaysa kulamo lagu dhexdhexaadinayey qaar kamid ah siyaasiyiinta Mcuaar...

Dadaallo lagu doonayay in lagu dejiyo xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa caawa ku soo dhammaad...

Ra’iisal Wasaare hore Khayre oo isaga baxay gurigii ciidamada taabacsan ka dagaalama...

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka soo guuray guriga uu ka dagnaa degmada Hawlwadaag ka dib dadaallo...

Maraykanka & UK oo war caro leh ka soo saaray xiisadda hubeysan ee Banaadir

Dowladaha Mareykanka iyo UK, oo kamid ah saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa ka hadlay dagaalka saacadihii la soo dhaafay ...

Qaramada Midoobey oo walaac iyo digniin ka soo saartay dagaallada Mucaaradka iyo DFS

Xafiiska Taageerada Ku-meel-gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa sheegay in si weyn kaga walaacsan yihiin da...

Madaxweyne hore Farmaajo oo dowladda Soomaaliya ku eedeeyey dagaallada ka socda Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in la joojiyo dag...

Live Now

English News

Facebook Feed