HomeWararka

Wararka

Dab xoog leh oo ka kacay suuqa magaalada Jigjiga

Wararka ka imaanaya magaalada JigJiga ee deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dab xooggan uu saaak ka kacay suuqa ganacsiga ee ma...

Mareykanka & 5 dal oo kale oo isku raacay xoojinta ammaanka Somalia

Wakiilo ka socday wadamada Mareykanka, Turkiga, Qadar, Ingiriiska, Imaaraakda Carabta iyo Soomaaliya oo shir lix geesood ah ku yee...

Somaliland oo sheegtay in taliyeyaal ciidan oo Muqdisho ka yimid dagaalka ku soo biireen

Warsaxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in Taliyeyaal ciidan oo ka yimid magaalada Muqdisho ay ku soo biireen dag...

Ami daro ku soo kordhaysa magaalada Muqdisho

Xaalada amni ee magaalada Muqdisho, caasimada Soomaaliya ayaa ka daraysa maalmihii la soo dhaafay, taasi oo walaac xooggan ku abuu...

Somaliland oo lagu eedeeyay inay duqeysay Isbitaalka Laascaanood

Afhayeenka guddiga 33-da xubnood ee SSC ayaa ku eedeeyay ciidamada Somaliland inay duqeyn u geysteen Isbitaalka magaalada Laascaan...

Waa side xaalada Laascaanood ee caawa ? Dagaalka oo galay maalintii 21-aad

Xaalad dagaal iyo dhiilo colaadeed ayaa caawa laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaasi oo dagaalo x...

2022 sanadkii ugu dhimashada badnaa Soomaaliya 5 sano

Sanadkii la soo dhaafay ee 2022 wuxuu ahaa sanadkii ugu dhimashada badnaa shacabka Soomaaliyeed tan iyo 2017, taasi oo ka dambaysa...

Golaha loo dhan yahay ee QM oo Ruushka ugu baaqay in ciidankiisa kala baxo Ukraine

Fadhi gaar ah oo Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka yeeshay dagaalka Ukraine ayaa 141 wadan oo ka mid ah 193 dal ee Gol...

Mareykanka oo ku celiyay in la joojiyo dagaalka Laascaanood

Dawlada Mareykanka ayaa mar kale ku celisay in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kuwaas...

Ku xigeenka safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo tagay Hargeysa

Ku xigeenka safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Tim Trenkle ayaa maanta sodcaal ku tagay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, h...

Isreal oo duqeyn culus u gaysatay suryada Gaza

Ciidamada Israel ayaa duqeyn xooggan waxay saaka waaberigii u gaysteen marinka Gaza ee dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto. Ta...

Dagaalka magaalada Laascaanood oo galay maalintii 18-aad

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaal maalintii 18-aad ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ku dhex ma...

Live Now

English News

Facebook Feed