HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo ku hanjabay in ay tilaabo ka qaadayso haddii ay sii socdaan ficillada ka imaan...

Itoobiya oo ka careysan hadalada lagu durayo ee kaga imaanaya madaxda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jawaab adag ka bixi doonto si...

Puntland oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda dalka “lana “badbaadiyo.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheikh ay ka soo xirmeen sida uu hadalka u d...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ku dhawaad 60 Alshabaab ah ku dishay Galmudug iyo Hirsh...

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgalo duqeyn ah oo ka dhacay deegaanno katirsan Gobollada Galgaduud & Shabe...

Miliatry-ga Israaiil oo sameyeey dhoolatus sida in ay weerar ku qaadeen Iiraan.

Ciidanka Cirka ee Israa’iil ayaa dhoolatus milateri ku sameeyay badda Mediterranean-ka, kuwaas oo isugu jiray duullimaadyo fog-fog...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo si degdeg ah u ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo kulan degdeg ah yeeshay ayaa u codeeyay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka soo socda 2025 oo gaaray...

Ku dhawaad 30 Alshabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Galgaduud.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgal qorsheysan xalay saqdii dhexe ka fuliyey koonfurta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in weli uu socdo “Shirka Golaha Wadatashiga”

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu weli socdo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo qod...

Mareykanka oo taageerada hubka ee Israa’iil ku bixiyay ku dhawaad 18 bilyan oo doolar tan ...

Daraasad cusub oo ay soo saartay Jaamacad ku taal dalka Maraykanka ayaa Isniintii muujisay in Maraykanku uu ugu yaraan 17.9 bilyan...

Maxamed Abiib oo faray shacabka uu matalo in codkooda ay kaga aarsadaan Xisbiga Kulmiye

Xildhibaan Maxamed Abiib oo maanta Hargeysa shir jaraa’id ku qabtay ayaa ka hadlay xarigii 20-ka cisho ka badan qaatay ee xukuumad...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo wacad ku maray fashilinta “qorshaha Villa Soomaliya”

Madaxweynihii hore ee DKG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre iyo xildhibaan C...

Galmudug oo u saxiixday heshiiska dhismaha Dekadda Hobyo

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta magalada Muqdisho kaga qaybgalay xafladda saxiixa heshiis...

Maxaa keenay in lagu kala koco shirkii golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho?

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka...

Live Now

English News

Facebook Feed