HomeWararka

Wararka

Koonfur Galbeed oo xog cusub ka bixiyey howlgal lagu dilay ku dhawaad 20 Alshabaab ah

Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal la tilmaamay inuu ahaa mid qo...

Markab lagu qafaashay xeebaha Yaman oo lala aaday dhanka Soomaaliya

Markab nuuca shidaalka qaada ayaa la soo sheegayaa in lagu afduubtay gacanka Cadmeed, kaddib markii ay koox hubeysan oo ka kooban ...

Qaramada Midoobey oo Digniin iyo xaalad culus ka soo saartay xaaladda macaluul ee Soomaali...

Soomaaliya ayaa wajahaysa xaalad sii xumaanaysa oo dhanka gaajada ah, iyadoo xilliyo roobaadyo isdaba-joog ah oo soo noqnoqday ay ...

Warar dheerad ah oo ka soo baxay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo maanta isu dhiibay Maam...

Korneel Cali Axmed Ismaaciil (Ashkato), oo hore uga tirsanaa ciidamada Somaliland, ayaa sheegay inuu isaga soo baxay ciidamada Som...

Duqeyn lagu dilay xubno Alshabaab ah oo ka dhacday Shabeellaha Dhexe

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Alshabaab uu ...

Muxuu kala hadlay madaxda Dowladda, Safiirka Hindiya ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta qaabilay Danjiraha cusub ee Hindiya u soo magacowday Soo...

Dowladda Soomaaliya dalka ku soo dhaweysay dhowr Safiiro cusub oo uu jiro kan Pakistan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta nuqullada waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay 4 safiir ...

Mucaaradka oo Dawlada Soomaaliya ku eedeeyay mas’uuliyadda dagaalkii ka dhacay magaalada B...

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa shir ay maanta ku yeesheen magaaalda Muqdisho kusoo saaray bayaan ay kaga hadleen xaa...

Duqeyn dhanka Badda ah oo khasaare dhimasho sababtay Soomaaliya

Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn gelinkii dambe ee maanta ka dhacday deegaan xeebeedka Suuj ee degmada D...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in dilka Horjooge sare oo Alshabaab ah Shabeellaha dhexe...

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa xaqiijisay dilka Xasan Calasow Raage, oo loo yaqaanay Xasan Xusuleey, kaas oo ka tirsana...

Markab hor leh oo lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya

Kooxo Burcad-badeed ayaa lagu soo waramayaa in markab xamuul ah ku qafaasheen xeebaha Soomaaliya, sida ay maanta sheegeen hay’adah...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab & maleeshiyaadka taabacsan madaxweynihii...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Alshabaab iyo maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdic...

Live Now

English News

Facebook Feed