HomeWararka

Wararka

Maxaa ka cusub dagaallada ka socda Hiiraan ee u dhexeeya Ciidamada Dowladda & Alshaba...

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ...

Somaliland si adag kaga hor timid socdaalka Ra’iisal Wasaare Xamsa ee Waqooyi Bari 

War-saxaafadeed ay soo saartay Xukuumadda Somaliland ayey ku cambaaraysay safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre...

Mareykanka oo Puntland la galay heshiis uu ku balaarinayo isticmaalkiisa dekadda & ga...

Maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in dowladda Mareykanka uu la saxiixday heshiis lagu balaarinayo isticmaalka ciidamada M...

In Ka Badan 10 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Gob...

Ugu yaraan 10 askari oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen qarax miino oo m...

Sheekh Shaakir “Haddii wax laga beddelo ama lagu kordhiyo, ma aqbali doonno mana aqo...

Guddoomiyaha Xisbiga Towfiiq, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dhaliilo culus ka keenay habkii ay u dhacday doorashadii qof ...

Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaal culus oo ka socda Hiiraan

Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaal culus oo ka socda Hiiraan Warar laga helayo deegaanno dhaca duleedka degmada Maxaas ee gobolka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Laascaanood

Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen masuuliyi...

Dagaalo culus oo ka qarxay gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya

Dagaallo culus ayaa maanta ka qaxeen galbeedka gobolka Tigray ee waqooyiga dalka, kuwaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda federaal...

Jabuuti & Midowga Yurub oo ku dhawaaqay iskaashi cusub si loo adkeeyo Amniga Marin-bi...

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay xoojinayso iskaashigeeda dhanka amniga badda ee Midowga Yurub, kaddib markii ay heshiis cusub ...

Somaliland oo sheegtay inay tahay “cidda ugu mudan” in lagala hadlo ilaalinta amniga Marin...

Kadib kulan laba geesood oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa, una dhexeeyey Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Israa’iil Fitnooyinka jira ee Adduunkay ka mid tahay, hanaga baxd...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta jeediyay khudbad dheer, kadib dib u furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarl...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si cad u diidday in la soo farageliyo arrimaha gudaha ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegay in aan la aqbali karin faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalka, is...

Live Now

English News

Facebook Feed