HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Looga Digay in Lafuro Dastuurka Maamulkaasi.

Mid kamid ah Ururada Siyaasadeed ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka digay in la furo Dastuutka maamulkaasi kadib doorashadii go...

Faah faahin ka soo baxeysa Masuul lagu dilay Sh Hoose

Faah faahino kala duwan ayaa ka baxaya Masuul lagu dilay degmada Walanweyn ee gobolka Shabeelada hoose, kaas oo ay weerareen kooxo...

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dashay Dagaalka Dhacay Gobolka Bakool

Warar dheeraad ah  oo kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ka dashay  dagaal xoogan oo 24 saac ee l...

Wafdi Ku Wajahan Baraawe iyo Ujeedka

Waxaa maamta lagu wadaa in magaalada Baraawe ay gaaraan Mas,uliyiin ka tirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya , Siyaasiyiin , Waxgar...

Guddi Baarlamaan oo Loo Saaray Dagaalkii Magalaada Baraawe iyo Dood Ka Dhalatay.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si kulul uga doodday dagaalkii magaalada Baraawe ku dhexmaray Ciidan kawada tirsan dowladda So...

Khasaaro Ka Dhashay Madaafiic Lagu Garaacay Bariire.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Madaafiic lagu garaacay degmada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose, kuwaas oo dhaliyay khasaa...

Nuxurka War-murtiyeedkii IGAD ee Dalka Jabuuti.

 Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD  Meertada 14-aad oo ka dhacay magaalada Jabuuti ayaa laga soo saaray  murtiyeed, madaxda ku ...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Kawada Hadlay Dagaalka Al-Shabaab

Hoggaanka sare ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay dagaalka A-l shabaab la yeeshay hoggaan Ciimada Marey...

Ra’iisul Wasaare Soomaaliya oo Daah Furay Barnaamij Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha dowladda  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,ayaa Daah-furay Dhoofinta Hilibka Xoolaha Soomaaliya ee loo iibgeynayo d...

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Baraawe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Ku Wajahan Halkaasi.

Xaaladda magaaladda Baraawe ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa daggan kadib dagaal culus oo shalay galinkii dambee ilaa xalay socda...

Shirkii IGAD oo Jabuuti Lagu Soo Gabagabeyay iyo Qodobadii Looga Hadlay

Waxaa la soo gabagabeyay Shir dalka Jabuuti uga socday Uruur goboleeda IGAD, shirkaas ayaa si rasmi ah loo soo gunaanaday, iyada d...

Puntland oo Xukunno kala duwan ku riday Dhallinyaro loo heysto Tacaddi.

Maxkamad ku taal Puntland ayaa xukun ku riday rag ku eedeysan in ay dhibaato ka geysteen deegaannnada Puntland kuwaas oo maanta ay...

Live Now

English News

Facebook Feed