HomeWararka

Wararka

Wasaaradda Diinta oo digniin ka soo saartay Macalimiinta Qur’aan ee u taga Alshabaab

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka iyo ducaadda uga digtay in ay u tagaan ...

Muxuu yahay qodobka cusub ee ka soo baxay kulankii Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee maanta?...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiye...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawaca ku dhawaad 40 ruux oo ka socda Gobolka Mudug

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed dhimasho iyo dhaawac sababay gaaraya ku dhawaad 30 ruux oo ka socda qay...

Maxaa laga ogyahay Kulanka maalinkii labaad galay ee xalka Baydhabo dowladdu ka wado?

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Baydhabo ku sugan maalinkii labaad ayaa kulan la yeeshay Ma...

Gobolka Banaadir oo ka hadlay dad loo soo qabtay falal dil iyo dhac ku jiraan

War ka soo baxay Taliska ciidamada booliiska gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga oo ay ...

Soomaaliya Qaahirada ku guddoomisay shir ay xulufo ugu raadineyso Carabta

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa guddoomiyey shir gaar ah isugu yeeray wasiiradda dhigiisa carabta oo d...

Amar cusub oo la xiriira garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la soo saaray

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay dhismooyinka dhaadheer ee laga dhisaayo agagaarka garoonka diyaaradda Aadan Cade ee ma...

Boqolaal rakaabka Soomali ay ku jirto oo ku xayiran Garoonka diyaaraha ee Kenya

Shaqo joojin ka socota garoomada diyaaradaha ee Kenya, ayaa saameeyey boqolaal rakaab ah oo Soomaali ku jirto, ka dib markii shaqa...

PSF oo hanjabaad culus ka soo saaray isticmaalka garoonka diyaaradaha Boosaaaso

War qoraal ah oo ka soo baxay Ciidamada gaarka ah ee Puntland Security Force ee magacooda loo soo gaabiyo PSF ayaa lagu sheegay in...

Dowladda Soomaaliya oo Baydhabo ka wada xal u helida khilaafka ka soo cusboonaady

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, si uu u wax uga qabto xiisadda s...

Soomaaliya Safka hore kaga jirta dalalka carabta ee gargaarka degdeg ah u dalbaya Falastii...

Waxaa dalka Masar ka dhacay shir ay isugu tageen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka Carabta oo ay uga arrinsadeen dhibaatooyinka ...

Dowladda Jabuuti oo ka laabatay go’aankii hore ee Dekadda ugu yaboohday Itoobiya

Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in aysan Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamusho, taasi oo ka duwan ballan-qaadkii hore ee Jabuu...

Live Now

English News

Facebook Feed