HomeWararka

Wararka

Xisbi ka mid ahaa tartamaashii doorashooyinkii Galmudug oo hadlay go’aankan maanta lagu ba...

Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasadeedka Towfiiq, Sheekh Maxamad Shaakir Cali Xasan ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Sare ee Sooma...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo loo jeediyay digniin culus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa digniin culus u diray Xildhibaan...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo baabi’isay natiijada doorashadii Galmudug

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta baabi’isay natiijadii doorashadii isku sidkaneed ee Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ...

Maxkamad Maraykan ah oo meesha ka saartay hakintii fiisaha ee saameysay Soomaalida

Maxkamad heer federaal ah oo ku taalla wadanka Mareykanka ayaa meesha ka saartay siyaasadda maamulka Madaxweyne Donald Trump ee la...

FAAHFAAHIN: Duqeyn lagu dilay ku dhawaad 10 ruux oo ka dhacday Nugaal

Wararka laga helayo xeebaha Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in duqeyn culus oo ka dhacday maanta deegaanka Argeegto ee hoos taga degm...

Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo sheegay in xal laga gaaray khilaafkii Xildhibaanad...

Waxaa ku soo gabagaboobay galabta magaalada Muqdisho wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuu...

Mucaaradk Soomaaliya oo DFS ku eedeeyey in shacabka Muqdisho u adeegsatay awooddii ciidama...

Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa si adag uga hadlay howlgalka maanta ciidamada ammaanka ka sameeyeen x...

Maamulka Koonfur galbeed oo kulan amni yeeshay maalmo kadib weerarkii Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlay xaaladda amniga guud...

Soomaaliya oo isu diyaarinaysa maalgashiga “aagagga dihan” ee sahminta shidaal...

Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkadaha doonaya inay maalgashi ku sameeyaan waaxda shidaalka Soomaaliya loo diya...

Dowladda Soomaaliya oo war culus ka soo saartay abaaraha dalka ka jira

Ra’iisul Wasaare, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir-guddoomiyey kulan uu maanta la Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka S...

Dagaal dhimasho & dhaawac sababay oo goordhow ka dhacay Gaalkacyo

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhexeeya 2 maleeshiyo beeleed oo ka dhacay xaafadda Buulo Bacley ee magaalada Gaalkac...

Puntland oo war kasoo saartay weerarrada Burcad-badeedda gobolka Bari

Maamulka Puntland oo ka hadlay weerarrada iyo afduubka ay kooxaha Burcad-badeeddu ka geysanayaan deegaannada maamulka ayaa sheegay...

Live Now

English News

Facebook Feed