HomeSports

Sports

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag oo weeraryahan ka doonaya kooxdisii hore ee Ajax...

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa lagu soo waramayaa inuu ku rajo weyn yahay inuu keeno Old Trafford weeraryahanka Aj...

Tartankii kubada cagta maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo maanta dib loo bilaabay...

Tartanka kubadda cagta ee u dhaxeeya dowlad goboleedyada dalka iyo sidoo kale gobolka Banaadir ayaa maanta dib uga furmaya garoonk...

Xulka Masar oo warbixin ka soo saaray dhaawicii soo gaaray Mohamed Salah

Masar ayaa go’aan ku gaartay in Mohamed Salah uu seego labada kulan ee soo aadan kadib markii uu ku dhaawacmay koobka qaramada Afr...

Real Madrid iyo Manchester City oo isku heysto xiddiga ka ciyaara horyaalka Jarmalka kaaso...

Real Madrid iyo Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan saxiixa da’yarka Bayer Leverkusen ee Florian Wirtz. 20 ...

Waa kuma garsooraha Soomaaliga ah ee taariikhda ka dhigay koobka qaramada Afrika

Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa taariikhda Isboortiga Soomaaliyeed ku xardhay magaciisa, isagoo noqday garsooraha ugu hal-abuurka b...

Khadka dhexe ee Liverpool Thiago Alcantara oo midkood ku biiraya kooxo caan ah isla markaa...

Flamengo iyo Al Ettifaq ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan saxiixa khadka dhexe ee Liverpool Thiago Alcantara. Isagoo u sa...

Jordan Henderson oo aqbalay inuu Ajax kaga soo biiro Al Ettifaq

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Al Ettifaq Jordan Henderson ayaa qarka u saaran inuu si degdeg ah uga baxo Saudi Pro League si uu ug...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Manchester United ay la soo wareegeyso Karim Benzema int...

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inaysan wax niyad ah u haynin inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Al-Ittihad Karim Benzema in...

Kooxda Roma oo qaati ka taagan xiddiga amaahda kula joogo ee Renato Sanches oo leedahay PS...

Roma ayaa lagu soo waramayaa inay weli xiiseyneyso inay soo afjarto amaahda khadka dhexe ee Paris Saint-Germain Renato Sanches. I...

Brentford oo miisaamaysa inay amaah ku qaadato Sergio Reguilon iyo kooxdiisa Tottenham qor...

Brentford ayaa miisaamaysa inay amaah ugu dhaqaaqdo daafaca Tottenham ee Sergio Reguilon. Daafaca bidix ayaa xor u ah inuu ka tago...

Luke Shaw oo dalabaad ka helaya koox ka dhisan London isla markaana ay aad u xifaaltamaan ...

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca Manchester United Luke Shaw. Inkasta oo ay 1 bilyan oo gini iyo d...

Sergi Roberto si hufan ka hadlay mustaqbalka kooxda Barcelona kadib markii uu taageero ka ...

Sergi Roberto ayaa ku rajo weyn in uu ugu yaraan hal xilli ciyaareed oo kale ku qaadan doono kooxda Barcelona xilli uu xiddiga ree...

Live Now

English News

Facebook Feed