HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh “dhibaatada uu Soomaaliya u geystay Netanyahu horey uguma dhicin d...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si xooggan u cambaareeyey Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ka d...

Banaanbax ka dhan ah aqoonsiga Israa’iil siisay Somaliland oo ka socda Muqdisho

Banaanbax ballaaran oo ka dhan ah aqoonsiga Israel siisay Somaliland ayaa caawa ka bilowday magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb qa...

Ururka bariga Afrika oo oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah isbahaysigii ugu dambeeyay ee ay Soomaaliya ku biirtay, isla markaana ay xubno ka yihii...

“Ma aqbalayno aamuska Madaxda” Isimada dhaqanka Puntland

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka jeediyay hadallo adag oo ay si cad ugu diideen aqoonsiga ...

Sentor Dubbe iska casilay Aqalka sare ee Soomaaliya, kadib aqoonsiga Somaliland

Senator Cismaan Abokor Dubbe, oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iska ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo gaashaanka u daruuray aqoonsiga Somaliland

Goleyaasha Laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar adag oo lagu diiday aqoonsiga S...

Xamsa oo ka hadlay aqoonsiga Somaliland ee Israa’iil

Ra’iisul WasaareXamsa Abdi Barre oo goordhow la hadlay Telefeshinka Al Jaseera Arabic ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo shac...

Soomaaliya oo dalbatay in Jaamacada Carabtu isugu timaado kulan deg deg ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si rasmi ah u dalbatay in Golaha Jaamacadda Carabta uu isugu yimaado kulan degdeg ah, kadd...

Maxay Suudaanta Koofureed ka tiri “Aqoonsiga Somaliland”?

Dowladda Suudaanta Koofureed ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan arrinta la xiriirta “aqoonsiga Somaliland” ee ay ug...

Maxaa socda, kana dhacay magaalooyinka Somaliland kaddib aqoonsiga dhinac ah ee Israa’iil?...

Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ayaa maanta iyo xalay waxaa ka socda bannaanbaxyo iyo isu-soo-baxyo lagu soo dhaweynayo aqoons...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bilaabay wadahadallo siyaasadeed oo looga arrinsanayo aqoonsiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bilaabay dadaallo siyaasadeed oo uu xiriir kula samey...

Sidee looga falceliyey aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil?

Waxaa isi soo taraya saacad saacadda ka dambeysa wararka iyo falcelinada ka imaanaya dalalka caalamka ee ku aadan aqoonsiga ay maa...

Live Now

English News

Facebook Feed