HomeWararka

Wararka

Turkiga oo deeq lacageed ku wareejiyay hay’addaa gargaarka Soomaaliy iyo faah faahin...

Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa lacag dhan $50,000 ku wareejisay hay’adda ka hortagga masiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA, t...

Ciidanka Itoobiya oo si rasmi ah ugu soo rogay bandow magaalad Doolow ee gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya ee aanan ku jirin howlgalka Midowga Afrika...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddooyinka soo gala garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaa...

Ciidamo  lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa maanta xiray waddooyinka ku teedsan garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, iya...

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo cambaareeyay falkii naxdinta lahaa ee dhawaan ka dhacay ma...

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhacdadii foosha xumayd ee dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho oo nin lagu eedeeyay ...

Dowladda Masar oo war ka soo saartay qarax khasaaro xooggan dhaliyay ee shalay ka dhacay m...

Masar ayaa cambaareysay qarax shalay ka dhacay suuq ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo oo ay ku dhintee...

Xubno lagu tuhmayo Al shabaab oo ku howlanaa walxaha qarxa oo ku dhintay deegaan ku yaal ...

Lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab aku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Beera-Yabaal ee gobolka Hii...

Garsoore xukuumadda Israa’iil ku taageeray xasuuqa Marinka Qaza kana soo jeedo Afrik...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ee magaalada Hague ee dalka Holland, ayaa madaxweyne ku xigeen loo doortay Xaakimka a...

Ciidamada ammaanka maamulka Puntland oo gacanta ku dhigay koox hubeysan isla markaana ka b...

Wararka ka imaanaya deegaanada Puntland ayaa sheegaya in howlgal ay sameeyeen ciidamada amaanka lagu soo qabtay dooni siday hub aa...

Hawaney si arxan darro ah loogu dilay magaalo ku taal gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay si arxan darro ah u dileen haween...

Faah faahino kala duwan oo ka soo baxaya weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Suuqa Bakaaraha ...

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyootay, tiro intaasi ka badanna waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii maanta qaraxyo lagu weeraray Su...

Faah faahino kala duwan oo ka soo baxaya weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Suuqa Bakaaraha ...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo maanta lagu weeraray Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, isla markaana dhaliyay kha...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xoojiyay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al shabaab

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo gacan ka helaya bulshada deegaanka ayaa xoojiyey howlgallada ay ka wadaan deegaano ka tirs...

Live Now

English News

Facebook Feed