HomeWararka

Wararka

Qaramada Midoobay oo Puntland kala hadashay doorkeeda ku aaddan joojinta dagaalka u dhexee...

Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday maaulka Puntland inay doorkeeda ka qaadato dadaallada lagu joojinayo dagaalka u dhexeeya Somali...

Maxkamad ku taal Muqdisho oo soo saartay amar lagu soo xirayo sarkaal baxsad ah oo ka tirs...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo sarkaal ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, kaasi oo lag...

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo fariin u diray madaxda Puntland

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa kula dar daarmay madaxda Puntland iyo kooxaha kasoo horjeed...

Xalad deg deg ah oo ka jirto magaalada Bardaale ee gobolka Baay ka dib Fatahaadaha oo sii ...

Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka taagan xaalad deg deg ah, kadib markii ay buux...

Wabiga Shabeelle oo sameeyay fatahaado hor leh gobolka Hiiraan iyo walaac ka taagan gobolk...

Wabiga Shabeelle ee mara magaalada Baledweyne iyo deegaannada gobolka Hiiraan ayaa bilaabay farahaado culus, waxaana uu saameyn ku...

Nuxurka Shirkii dalalka Carabta iyo Islaamka ee Sacuudiga maxaa ka soo baxay

Shir madaxeed ay yeesheen dalalka Carabta iyo Islaamka oo uu Sacuudigu martigeliyay ayaa lagu sheegay in la joojiyo dagaalka Gaza,...

Boqolaal qof oo lagu soo waramayaa inay ku dhinteen iska horimaadyo rabshado wata oo ka dh...

Gobolka Galbeedka Darfur ee galbeedka Suudaan ayaa waxaa ka dhacay iska horimaadyo rabshado wata, waxaana la sheegay in boqolaal q...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay horjooge ka tirsan Al shabaab mid kalana nolo...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaa...

Mucaaradka Puntland oo baaq u diray beesha caalamka kana hadlay arrimaha doorashada cakira...

Midowga Musharixiinta mucaaradka Puntland oo kulan ku yeeshay magaalada Garowe ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashooyinka maam...

Qaramada Midoobay go’aan rasmi ah ka soo saartay bixitaanka ciidamada Midowga Afrik...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa  hakiyay muddo saddex bilood ah ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, ha...

UK iyo Ethiopia oo bilaabeen barnaamij nabadeed si loo yareeyo xasilooni darada ka jirta E...

Safaaradda Ingiriiska ee Addis Ababa oo ay weheliyaan wasaaradaha arrimaha dibadda iyo nabadda ee Itoobiya iyo sidoo kale dawlad d...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xoojiyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamse ee duqeymaha ka dhanka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Gaza ee dowladda Soomaaliya, mar uu khudbad ka jeed...

Live Now

English News

Facebook Feed