HomeWararka

Wararka

Xiiliga ugu horreeya ee Soomaaliya shidaal laga soo saarayo oo la shaaciyay

Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta wax laga waydiiyey arimaha soo saarista shidaalka dal...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shacabkii Taageerada u muujiyey joogitaanka Itoobiya

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ka hadlay arimaha Itoobiya iyo deegaannada Koonfur Galbeed ...

Xuutiyiinta oo diyaaradii 2-aad ee dagaal oo Mareykanku leeyahay soo riday muddo 72 saacad...

Kooxda Ansar Allah ee loo yaqaan Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lah...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ka soo saartay askari dil loo heysto

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya 7 ruux, kuwaasi...

Laftagareen oo shir xasaasi ah isu yeeray Xildhibaannada ku matala DFS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan isugu yeeray Xildhibaannada deegaannada maamulkaasi ...

Natiijo yaab leh oo ka soo baxday Imtixaanka Fasalka 12aad ee Iskuulada Itoobiya

Dalka Itoobiya waxaa ka soo baxday natiijo yaab xambaarsan imtixaanaadkii fasalka 12-aad ee dugsiyada sare ee sanadka 2016 ee Itoo...

Xildhibaanad ka hor timid waraaqihii Saxaaafadda u direen Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaan Faa’isa Jeyte oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor soo horjees...

SSC-Khaatumo oo awaamiir dul dhigtay ajaaniibta sharci darada ku soo gala deegaannadeeda

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray wareegto cusub oo ku saabsan adeegyada isgaarsiinta, gaar ahaan dadka ajaanibta ah ee aan sh...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyey in uu ku aragti yahay Shacabkii taageeray Itoobiy...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka hadlayay magaalada Baydhabo maanta ayaa sheegay in uu xildhibaanadii dhawaa...

57 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray duqeyn Israaiil ka gaysatay Suuriya

Wakaaladda wararka ee Suuriya ayaa sheegtay in ugu yaraan 14 qof ay ku geeriyoodeen 43 kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn Israa'iil a...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib isu soo laabta ka dib baaqashada 3-dii kulan ee ugu dambeye...

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta dib isugu soo laabtay, ka dib seddexdii fadhi ee ugu dambeeyey oo uu golaha ...

Tirada dadka ku dhintay dagaallada Suudaan oo la shaaciyay markii ugu horreysay

Dalka Suudaan oo 16 bilood ay ka socdaan dagaalo sokeeya waxaa la xaqiijiyay in colaadaasi ay ku dhinteen in badan 20 kun oo qof, ...

Live Now

English News

Facebook Feed