HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo qaaday tallaaabo culus oo ku aaddan Aaladda 1XBT

Soomaaliya ayaa mamnuucday dhammaan howlaha khamaarka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray adeegga sharadka online-ka ah ee 1XBE...

Daadad ka dhacay Soomaaliya oo dilay 50 oo ruux ku dhawaad hal milyana waa ku barakaceen...

Kadib roobab mahiigaan ah oo da'ay Talaadadii, 50 qof ayaa ku dhintay daadad ka dhacay Soomaaliya, taas oo keentay in ku dhawaad ​...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Garowe iyo wadahadalo soconaya

Maalmihii u dambeeyay waxaa sii xoogeysanayay khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Deni iyo Mucaaradka Garoowe, horumarro la taaban kar...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo lagu wado in ay go’aan kama dambeysa ah ka soo saarto...

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta la filayaa in ay soo gaba gabeyso dhageysiga dacwadda la xiriirta musuq maasuq e...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay tirada macalimiinta ay qaadan doonaan sannadka soo aadan ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in dowladda federaalka ay u qoondeysay saddex kun oo ...

Dowladda UK oo ku dhawaaqday 100 Milyan oo Giniga oo lagu kobcinayo mashaariicda horumarin...

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya, ...

Beesha Caalamka oo ka hadashay khilaafka arrimaha doorashooyinka Puntland

Saaxiibada caalamiga ah  waxa ay ka walaacsan yihiin halista xiisado badan oo ay ka mid yihiin abaabulka ciidamada ee Garoowe ka s...

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo baaritaanno koox Ajnabi ah oo ka tirsan Daacish

Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay afar nin oo u dhashay dalka Marooko, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay ...

Eedeysanayaal loo heysto inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo kasoo muuqday Maxkamadda Ciid...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwado la xiriira argagixisanimo oo ka dhan ah xubnaha Al-S...

Ra’iisul Wasaare Xamza iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray gobolka Gedo iyo ujeedka socdaa...

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, oo ka jawaabaya fatahaadaha saameeyay degmooyin badan oo ka tirsan Soomaaliya, ayaa maanta boo...

Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Puntland oo ka hortagay weerar Al shabaab ay ka qor...

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa fashiliyay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku doonayeen in ay ku weeraraan dad shacab ah oo aan wax...

Maxay yihiin eedaha Finland ay u jeedisay xukuumadda Ruushka

Finland ayaa ku eedaysay Ruushka in uu ku xad-gudbay muhaajiriinta ka imaanaya Bariga Dhexe iyo Afrika, kaddib markii ay go’aansad...

Live Now

English News

Facebook Feed