HomeWararka

Wararka

Liibiya, Jeneral Xaftar oo kumanaan ciidan & gaadiid dagaal heegan galiyay- cabsi dag...

Wararka ka imaanaya dalka Liibaya ayaa sheegaya in boqolaal gaadiidka dagaalka iyo kumanaan askar ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka...

Xarardheere Warar kala duwan oo ka soo baxaya dagaalka dhacay

Waxaa la xaqiijiyey in Qof shacab ah ku dhintay, shan askarina ay ku dhaawacmeen, dagaal ka dhex dhacay magaalada Xarardheere ee g...

Guddoomiyihii Canshuuraha Hirshabeelle oo lagu dilay Beledweyne

Cabdi sahal Shuuriye Xuseen oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii dhinaca maamulka iyo Maaliyadda ee magaalada Beledweyne ayaa xalay xil...

Booliska Puntland oo soo qabtay xubin mid ah xubno Al Shabaab ah oo xabsi ka baxsaday

Hay’daha amaanka mamaulka Puntland ayaa qabtay saaka xubin ka mid aha 4 nin dil sugayaal ahaa oo ka baxsaday xabsiga magaalada Gaa...

Turkiga oo shaaciyay sida xal loogu heli karo khilaafka Soomaaliya & Itoobiya

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay uga wadahadlaan isma...

Saldhig Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe oo la duqeeyay

Sarkaal Maraykan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ciidamada Maraykanka ee ku sugan Suuriya lagu soo weeraray diy...

Puntland oo abaalmarin ku bixinaysa koox dil ku xukunayd oo baxsatay

Laamaha Ammaanka maamulka Puntland oo baahiyey xogta koox la sheegay in yihiin kuwii ka baxsaday xabsiga magaalada Gaalkacy ee Pun...

Maamulka Puntland oo canshuur ka qaadeysa Macalliinta Dugsiyada iyo kuwa Jaamacadaha

Wasaaradda Waxabarashada Puntland ayaa sheegtay in ay canshuur ay ka qaadi doonto barayaasha Dugsiyada iyo kuwa Jaamacadaha dhiga ...

Daadad xooggan oo sababy in kumanaan qof ku barakacaan Dowlad deegaanka

Roobab  xad dhaaf ah oo ka da’ay deegaano dhowr ah dowlad deegaanka Soomaalida ah iyo fatahaadda webiga Shabeelle uu sameeyey ayaa...

Golaha wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyey sharciga doorashooyinka qof iyo cod

Shirka golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya maanta ay ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu meelmariyey laba sharci oo kala ah kan doo...

Khasaare ka dhasshay roob dabeyla wata oo xalay ka da’ay Sanaag iyo Puntland oo digniin di...

Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa ku waramaya in xalay uu halkaasi ka da’ay roob dabayl xooggan wata oo...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo saartay awaamiir qabanaysa Jaamacadaha dalka

Wasaaradda waaxbarashada XFS oo soo saartay go'aamo kala duwan oo ku aadan dib u eegista hanaanka waxrasbarashada dalka ayaa awaam...

Live Now

English News

Facebook Feed