HomeWararka

Wararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay Miisaaniyadda dolwadda ee 2024-ka

Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dolwadda ee 2024-ka, kadib fadhi wada jir...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo yeeshay kulan muhiim ah iyo qodobadii looga ha...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb gala...

Cali Jeyte oo abaabul ciidan ka wado gobolka Hiiraan isla markaana ku dhawaaqay dagaal cu...

Ergayga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte oo ku sugan gobolka Hiiraan, ayaa boqolaal ciidanka d...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir aanan caadi aheyn iyo ujeedka shirkaas

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galaya  Shirka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD, kaasoo ...

Soomaaliya oo taariikh ka sameyn doonta IMF iyo Bangiga Adduunka Isbuucaan

Dhaqdhaqaaqa dib u soo kabashada dhaqaalaha, Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay gaarto guul taariikhi ah iyadoo hay’adda l...

Khilaafka doorashada Puntland oo yeelatay waji kale kaddib markii Xildhibaannada ay muddo ...

Khilaafka arrimaha doorashada Puntland ayaa yeeshay waji kale kaddib hadalkii cuslaa ee xalay ka soo baxay madaxweynaha maamulkaas...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war ka soo saaray arrimaha ka taagan doorashada Puntland soona ...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dadaallada ay wadaan odayaasha dhaqanka Puntland ee ku aadan xali...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgallo ku dilay in ka badan 30 ka tirsan Al sh...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa howlgal xooggan ka fuliyay deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug, ...

Kulankii Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo xasaasi ah laguna soo bandhigay warbixin...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guu...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo dhiggiisa Itoobiya oo kulan muhiim ah kula yeeshay m...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasm...

Deni oo ka tanaasulay doorashadii uu doonayay kaddib culusyo kaga yimid dhanka Isimmada iy...

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaca ka qaaday in isbedel uu ku sameeyay hanaanka doorashada maamulkaasi, i...

Isimmada SSC- Khaatumo go’aan ka soo saaray khilaafkii doorashada ee Puntland

Guddiga dhaqanka ee ka soo jeeda SSC-Khaatumo ayaa soo saaray go’aamadii ay ka soo saareen khilaafkii doorashada ee u dhaxeeyay ma...

Live Now

English News

Facebook Feed