HomeWararka

Wararka

Wakhtiga uu imaanayo markabka Shidaalka ka baari doona Soomaaliya oo la shaaciyey

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in horumarro la taaban karo laga gaaray dadaallada ku aaddan ka faa’ideysiga keydka shidaal...

Somaliland oo bandow ku soo rogtay magaalada Ceerigaabo

Somaliland ayaa bandow xilliga habeenkii ah ku soo rogay magaalada Ceeri-gaabo ee gobolka Sanaag oo maalmihii la soo dhaafay xiisa...

Baarlamaanka Soomaaliya oo guddi u saaray ka soo tala bixiya canshuuraha cusub DFS soo rog...

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gebagabeeyay mooshinka wax iska weydiinta Canshuurta iyo Cabashada Ganacsatada oo maalmaha...

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in xal laga gaaro dagaalka ka socda gobolka Sanaag

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya ayaa baaq nabadeed loogu diray dhinacyada ku dagaalamay Gobol...

Dagaal galay maalintii labaad oo ka socda gobolka Sanaag

Waxaa maalintii labaad xiisad saameyn taban ku reebtay qoysaska deegaannada ku xeeran ah magaaalada Ceerigaabo ay ka taagan tahay ...

Dhalinyaro Soomaaliya Tahriibayaal ah oo laga siidaayey Xabsi ku yaala Suudaan

31 dhalinyaro Soomaali ah ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Suudaan, ka dib markii la xiray xilli ay doonayeen inay u tah...

Maxaa laga ogyahay Ciidamada Masar ee Soomaaliya loo soo dirayo

Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasi oo s...

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaad 3-kun oo imtixaankooda u baabi’isay...

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare XFS oo maanta shaacisay natiijada ka soo baxday Imtixaanka Shahaadiga ah ee ...

SSC-Khaatumo oo Somaliland ku eedeysay wiil lagu dilay gobolka Sanaag

Faah faahino kala duwan oo ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay diideen shirkadaha Favori iyo Albayrak in lagu samee...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in baaris madaxbanaan oo la doonayey lagu sameeyo shirakado ajaaniib ah oo maamulada Dekada iyo Ga...

Digniin ku aadan xaaladda halista ee Wabiga Shabeelle oo loo diray shacabka Hiiraan

Dadka degan Hareeraha Wabiga Shabeelle ayaa loo jeediyay digniin ku saabsan fatahaad uu ka samey karo magaalada Beledweyne iyo deg...

Taliska Ciidanka Xoogga oo Qaramada midoobay kala hadlay la dagaalanka Alshabaab iyo AUSSO...

Taliyaha Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed  Jeneraal Ibraahim Sheikh Muxyadiin ayaa la kulmay Annemarie Van den Berg, oo Qaramada ...

Live Now

English News

Facebook Feed