HomeWararka

Wararka

Koonfur Galbeed oo Alshabaab ku eedeyey dab ka kacay Suuqa Ceelasha Biya

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo abxaya dab xooggan oo gubay suuqa wayn ee magaalada Ceelashaa Biyaha ee gobolka Shabeellaha H...

Soomaaliya oo digniin u dirtay shirkaddaha iyo xawaaladaha dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir ay soo saartay dul dhigtay shirkaddo iyo Xawaaladaha dalka, kuwaa oo laga dalbaday in ay fuliyaa...

Golaha Aqalka Sare oo maamul goboleedyada ku eedeeyey wax qabad la’aan.

Kulan xasaasi oo maanta ay isugu yimaadeen mudanayaasha Aqalka Sare oo ay guddoomiyeen Ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku x...

Puntland oo beenisay eedeyn ay u soo jeedisay hay’adda caruurta ee QM ee UNICEF.

Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag uga jawaabay war ka soo baxay hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ka...

Aabaha marxuumad Luul oo sheegay in ay ku qancaan in loo Qisaaso Sayid Cali

Cabdicasiis Maxamed oo ah aabaha dhalay ALLAHA u naxariistee Marxuumad Luul Cabdicassii oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray dab...

Golaha wakiilada Somaliland oo baafinaya xildhibaanno la la’yahay

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa baafinaya ku dhawaad toban xildhibaan oo la la’yahay, sida warqad lala wadaagay warbaahinta lagu ...

Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya & Imaaraadka oo fuliyay amar ka soo baxay Soomaali...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airline & Fly Dubai oo laga leeyahay Itoobiya & I...

Maxkamadda Sare oo Xukun dil uu ku jiro ka soo saartay Walaallo wada dhasahy.

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali ...

Kiiska Sayid Cali oo maanta ka socda Maxkamadda Sare ee dalka

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta aqbashay dhageysiga Cabashada ay u gudbiyeen qareennada difaacaya Sayid Cali Macallin Daa’uud...

Itoobiya iyo Kenya oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab & OLA

Hay’adaha sirdoonka Itoobiya iyo Kenya ayaa ka wada hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab &...

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Faah faahino ayaa ka soo baxaya dagaal maanta ka dhacay deegaanada Yaaqbariweyne iyo Kaba Hirig, oo hoostaga degmada Wanlaweyn ee ...

Dowladda Soomaaliya oo UK kala hadashay arimaha qadiyada Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa boqortooyada UK kala hadashay arimo ay ka mid yihiin madaxbaannanida Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka lab...

Live Now

English News

Facebook Feed