HomeWararka

Wararka

Shil gaari oo sababay dhimasho oo ka dhacay Somaliland

Shil gaari oo ka dhacay Somaliland ayaa sababay dhimashada labo ruux oo dhalinayaro ah kuwaas si weyn looga hadal hayo deegaannada...

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Bilaabay Wada-hadallada Kala-guurka ah ee ku wajahan x...

Tallaabo lagu xoojinayo horumarka Soomaaliya, ayaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxa ay bilowday wadahadallo ay la yeelan...

Ciidamada Milatariga Soomaaliya & kuwa deegaanka oo weerar ba’an ku qaaday sald...

Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya maleeshiyaad deegaanka ah ayaa weerar qorsheysan ku qaaday fariisimo ay Al-Shab...

Roobab lixaad leh oo ka da’ay magaalada Muqdisho oo saameyn culus ku yeeshay isku socodka ...

Roobabka da’ayay ayaa hakiyay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada Muqdisho, kadib markii qaar ka mid ah waddooyinka ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dhagax-dhigay Dhisme Cusub oo ay yeelanayso mid kamid ah ...

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarun cusub oo ay yeelan doonto Hay’adda Ilaalinta Xogta Soomaaliya ee DPA. ...

Soomaaliya oo billaabaysa wajigii labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, , ayaa shaaca ka qaaday in uu bilowday wajigii labaad ee daga...

Kaluumeysato Soomaali oo laga la helay Jasiirad kutaal Aasiya kuwaas oo la weysanaa se...

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya kaluumeysata ka soo jeeda Soomaaliya in la helay  kuwaas oo muddo la baadi goobaayay ka...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo bahdilay loogu gaystay degmo ka tirsan Soomaaliya

Ciidamo Itoobiyaan ah oo tiradoodu lagu sheegay ilaa saddex kun oo askari ayaa lagu soo waramayaa in bahdil loogu gaystay degmada ...

30 sano kdib Arday ka socoto SSC Khaatumo oo ka qeyb galaya Imitixaanka Shahaadiga ah ee d...

Muddo 30 sano ah markii ugu horreysay ardayda iskuulada deegaannada maamulka SSC Khaatumo ayaa ka qeyb galay Imtixaanka Shaahaadig...

Dowladda Uganda oo heshiis la saxiixatay dowladda Imaaraadka Carabta haddaba maxuu yahay h...

Uganda ayaa heshiis la saxiixatay urur ganacsi oo ka socda Imaaraadka Carabta si loo dhiso garoon cusub oo caalami ah, xafiiska ma...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsuga Sare oo ka duwan kuwii hore iyo degmooyin ka qeyb gala...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta bilaabay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugs...

Imtixaanka Sannadlaha ah ee Dugsiyada Somaliland oo maanta la daa-furay iyo tirada Ardyad...

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka daah-furay imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Sare ee sanad dugsiyee...

Live Now

English News

Facebook Feed