Xubin Sare oo Ka Tirsan Al-Shabaab oo Soo Galay Gacanta Dowladda.

Dowladda Soomaaliyaa sheegtay in mid kamid ah hoggaanka sare Al-shabaab ay gacanta ku dhigaan, Ninkaan la qabtay aya lagu soo bandhiga warbaahinta dolwadda, waxana ku gacanta ku haya Ciidanka Nisa.

Ninkaan kamid ahaay Xubnaha sare ee Al shabaab ayaa lagu magacabaa Cabdiraxmaan Macalin oo ku magac dheer Abuu Saacid ama Shariif,  Waxaa uu isku soo dhiibay Dolwadda Soomaaliya maanta.

Shaqooyin  kala duwan ayuu ka soo qabtay Al shabaab, Garsoore Maxkaamadeed ayuy soo noqday iyo sidoo kale lataliyihii guud ee Ururka Al shabaab xilligii Axmed Godane, sida lagu sheegay bayaanka dowladda, iyo shaqooyin kale oo ay qeyb ka ahaayeen madaxii guud ee Zakawaadka Gobolka Shabeelada Hoose.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in Xubitaan sare oo ka tirsanaa Al shabaab  oo xilal kala duwan kasoo qabtay,  muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa Uruurka.

HBN NEWE DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed