Xillibaanaddii Baarlamaanka Soomaaliye ee Puntland oo soo saaray Qodobo Xasaasi ah.

Xillibaannada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa aqal ku matala Puntland oo muddooyinkii dambe ku maqnaa, xal u helida xiisada siyaasadeed ee maamulkaas ayaa soo saaray qodobo dhowr ah, oo xal loogu helaayo khalalaasihii ka dhacay Garowe, waxana kamid ah in la joojiyo wax ka beddelka dastuurka, in dooraashada Puntland loo qabto sidii hore, iyo qodobo kale.

Halkaan ka akhriso:

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed