WHO oo Shaacisay in Weerarkii Xeebta Liido ee Al-shabaab Lagu Dilay Shaqaale Ka Tirsanaa.

Shaqaale ka tirsanaa Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaaca ka qaaday in  weerarkii Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho lagu dilay mid kamid ah shaqaalaheeda.

Madaxa hay’adda caafimaadka ee Qaramada Midoobay, Tedros Adhanom bayaan uu soo saaray ayaa waxaa ku caddeyay in Al-shabaab ay dileen xubin kamid shaqaalaha hey’adda kaas oo ku sugnaa goobtii la weeraraah.

Waxaa uu intaasi ku daray in ah aad uga xunyihiin Shaqalahooda lagu dilay weerarkaas oo ay sheegteen Kooxda Al shabaab, masuulkaan ayaa u hadlay Hey’adda Caafimaadka Adduunka ayaa arrintaas daabacay.

Hadalkiisa ayuu raaciyay in uu aad u cambaareynayaan  weerarkaas lagu dilay dad shacab ah oo aanan waxbo galabsan, kana xunyihiin.

Faah faahin dheer ah kama uusan bixin magaca shaqalahooda lagu dilay Muqdisho iyo waxa uu qabanaayay.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed