Wafdi Ka Socoda Mareykanka oo Gaaray Hargeysa iyo Ujeedada

Wafdi  ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Haregsya ee Soomaaliland, Wafdigaan ayaa kulamo kala duwan la yeelanaya Madaxweyne Muuse Biixi, Ururada bulshada rayidka ah iyo madax kale oo ka tirsan Soomaalliland.

Kulamadaan ayaa diirada lagu saari doonaa arrinta cakiran ee Laascaanood, arrimaha doorashooyinka Soomaaliland taas oo muddo dib u dhacday, Waxana lagu wadaa in war-saxaafadeed laga soo saaro markii kulamada ay soo dhammaadaan.

Shalay ayey aheyd markii dowladda Ingiriiska iyo Soomaaliland ay kulan fogaan arag ah ka yeeheeen xaaladda magaalada Laascaanood iyo arrimaha doorashooyinka.

HbN News Desk

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed