Taliyaha Booliska oo la Kulmay Hoggaan Taraafikada.

Muqdisho (Hbnonlinetv)- Hoggaanka Booliska oo kormeerka  ku Sameeyay taliska gaadiidka Waddooyinka Taraafikada kuwaas oo kulan la qaatay.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray taliska Hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo taliska Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafikada  ee Magaalada Muqdisho.

kormeerka Taliyaha ee Qeybta Nabadgelyada Wadooyinka Taraafikada ayaa ku saabsan dardargelinta howlaha Shaqo ee bulshada loo hayo,

Taliyaha ayaa sheegay in ujeedka Kormeerku yahay in la tixgeliyo cabashada dadweynaha isla markaana la hubiyo Ciidanka inta shaqadu socoto, loona dulqaadandoonin wax kasta oo shaqada dhaawicikara sida muqaadaraadka iyo dhaqamada aan wanaagsaneyn.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed