Cismaan Maxamed Jeelle ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdiaho, waxaa uu kamid ahaay xubnihii golaha sare ee dolwladdii dhexe ee Soomaaliya. Asiga oo soo qabtay shaqooyin kala duwan intii ka darsanaa dowladda.
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ka qeyn galay aaska marxuumka iyaga Alle uga baryey in uu naxariistiis, sidoo kale waxay tacsi u direen qoyskii uu ka geeriyooday, qaraabada iyo guud ahaan shacabkii Soomaaliyed ee uu ka baxay marxuumka oo ahaa siyaasi wax badan u soo qabtay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Cismaan Jeelle ayaa soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho iyo xilal kala oo kala duwan, kaas oo maanta ugu dambeyn lagu aasay magaalada Muqdisho.