Shir Looga hadlayo Dagaalka Al shabaab oo Maalintii 3-aad ka Socda dalka Uganda iyo Wararkii ugu dambeeyay.

Shirka ayaa galay maalintii 3-aad waana shir aad muhiim u ah, waxaa maanta qeyb ka ahay oo hoggaaminaayay Wasiirka Difaac Dowladda Soomaaliya, sidoo kale waxaa ka soo qeyb Wasaaraada ah Gaashaandhiga, kuwa arrimaha debadda iyo Taliyaashooda Ciidamada ee wadamada Ciidamada Soomaaliya ay ka joogaan.

Waxayaabaha diirada lagu saaray waxaa kamid ah isku xirmaasha dowladda Soomaaliya iyo Shacabka kuwaas oo ay ay goan tahay in ay meel igu soo wada jeesyaan dagaalla Al shabaab ee dalka ka soccda.

Shirkaan ayaa sii socon doono, waxana intiisa badan lagu gorfeyn doonaa dagaalka dowladda wajigiisa labaad kaas oo Soomaaliya looga xorreynayo Xarakada Al shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay gaaray Magaalada Kampaala ee dalka Unganda, maalmaha soo socda ayaa lagu wada asiga madax kale in ka qeyb galaan shirkaan.

Sidoo kale Shirkaan ayaa lagu soo hadal qaadi doonaan Ciidamada ATMIS ee ku sugan Soomaaliya mustaqbalkooda, kuwaas 2024 uu ku ek-yahay joogtaan kooda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysaneysa in Ciidankeeda ay guud ahaan amniga dalka ay kala wareegaan Ciidanka ATMIS Sannadka soo aadan ee 2024 Bisha December.

HBN News Desk

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed