Saraakiil Loo Heysto Musuq oo La Horgeeyay Maxkamad Ku Taal Muqdisho.

Xafiiska xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay Sargaallo loo heysto Musuq iyo xoola dadweyne.

Sargaaladaan oo gaaraya ilaa labo eedeysane ayaa ka kala tirsanaa  wasaaradda warfaafinta Soomaaliya  iyo s ilaaladda madaxtooyada oo loo heysto falal la xariira Musuq-maasuq.

HBN NEWS DESK

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed