Saraakiil loo heysto musuq iyo xoolo dadweyne oo loo gudbiyay maxkamad ku taal magaalada Muqdisho

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo maxkamadda  gobolka Banaadir u gudbiyay saraakiil kala duwan, kuwaas oo leysto musuq iyo xatooyo xoola dadweyne, saraakiishaan ayaa ka tirsanaa Waaxda Canshuuraha Barriga ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, sida lagu sheegay warqad loo gudbiyay Maxkamadda.

Saraakiisha ayaa gaaraya ilaa 6 eedeeysane, waxana lagu wadaa in maxkamad la soo taago maalmaha soo aaddan, waxayna ku biiriyaan eedeeysanayaal kale oo wili ay socoto dhageysiga dacwadda loo heysto.

Xafiiska xeer Ilaalinta ayaa ku eedeeyay saraakiishaan sameynta Documents been Abuur iyo ku Tagri Fal awoodda Xafiisyada dowladeed.

Faah faahin halkaan ka Akhriso:

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed