Saraakiil Ka Socotay Turkiga iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo kulmay.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyaa la kulan la yeeshay Saraakiil ka sacotay dalka Turkiga kuwaas oo kamid dowladdaha Ciidamada u tababar Soomaaliya.

Sareeye Guute Sulub Axmed Taliyaha Booliska ayaa iyo Saraakiishaan mataleysay dowladda Turkiga ayaa ka wada hadlay Tayeeynta iyo Tababarka la siinaayo Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

Si gaar ah Ciidanka Haramcad ayaa la isla korfeeyay in kor loo qaado tababarkooda kuwaas oo kamid Ciidamada ugu Muhiimsan
ee dowladda Soomaaliya, Sakaraakiisha ka socotay Turkiga ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya gacan ka siiyaan Ciidan tababaran sidoo kalana qalabeysan in ay dhisaan.

HBN News Desk

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed