Raiisal Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid

Raiisal Wasaaraha Soomaaliya kula la yeeshay Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid, kulankaan aya lagu soo hadal qaaday arrimo kale duwan oo taabanaya xaaladda dalka.

Xamse Cabdi Barre, ayaa warbixin qoto-dheer kasiiyay labada masuul shaqada Xukuumadda iyo guulaha ay ku tallaabsatay oo ay ugu horreyso dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab,  halka uu maraayo barnaamijka deyn cafinta oo heer gebo-gebo ah ku dhow, hannaanka dalka looga qadaayo cuna-qabateynta hubka iyo sidii Dowladda Soomaaliya dhammaadka sannadka 2024 ula wareegi lahayd amniga dalka.

Sidoo kale xogo aan helnay ayaa sheegaya in kulankaas looga hadlay xaaladda Puntland, iyo xal looga gaari lahaa khilaafka muddooyinka dambe u dhaxeeyay Madaxda sare ee Soomaaliya Saciid Cabullaah Deni.

HBN NEES DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed