Ra’isalwasaare Xamse “wax hebel iyo hebel uu rabo ma soconayso”

Raiisal Wasaaraaha Soomaaliya Xambze Cabdi Barre ayaa markale adkeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran kaas oo wax looga beddeyo hannaanka doorashooyinka dalka, Xamaze ayaa sheegay in aysan jirin cid loo joojin doonnaa hishiiskaas, waxaa uuna ku tilmaamay mid ay hiigsanayaan ooa y ka go’an tahay in lagaaro ujeedka rasmiga ah ee rabitaanka Shacabka.

dadka diidan ayuu ku eedeyay in ay iska maqnaayeen oo aysan jirin cid u diiday in ay yimaadaan kana qeyb galaan Shirarka iyo kulamada looga hadalaayo aayaha dalka, intaas ayuu ku daray in maqnanshahooda aanan loo joojin doonin in laga mira-dhaliyay hishiiskii la soo saaray, kaas oo dhaliyay hadal heyn xooggan iyo dooddo dhanka Siyaasiyiinta ah.

Arrintaan ayaa imaneysaa  imaneyso iyada oo hishiiskii ay soo sareen Golaha Wadatashiga Qaran ee ka hor yimadan Siyaasiin badan kuwaas oo sheegay in uu dhibaato ku yahay dalka.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed