Puntland iyo Daacish uu Ku Dagaalamay Gobolka Bari.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay dagaal Ciidanka Puntland iyo Daacish ku dhexmaray deegaanno hoostaga  gobolka Bari, kadib howgallo ay sameeyeen Ciidanka Puntland waxana laga soo warrinayaa khasaaro xooggan oo ka dhashay dagaalka.

Dagaalkaan ayaa ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari halkaas oo ay sugnaayeen Kooxda Daacish, Waxana saakay lagu qaaday Weerar, Ciidanka Difaac Onkod ee Puntland ayan fuliyay howlgalkaan

Saraakiisha hoggaamineysay Ciidanka ayaa sheegeen in jab Xooggan ay gaarsiiyeen kooxda Daacish, iyaga oo hoosta ka xariiqay in ay sii wadadi doonaan howlgal ka dhan ah daacishta ku sugan dhulka buuraleyda ag ee gobolka Bari.

HBN NEWS DESK 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed