Nin Dil u Geystay Iimaam Masaajid oo Gacanta Lagu Soo Dhigay.

Ciidanka Ammaanka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Nin shalay dil bareer ah u geeystay Imaam Masaajid xilli uu ku sugnaa Masjidka, Ninkaan ayaa goobta ka baxsaday markii uu dilka geystay.

Iimaamka la dilay ayaa ahaa sidoo kale Macallin Dugsi, waxana loo adeegsaday dilkiisa Baangad.

Booliiska Soomaaliyaoo  dabal gal ku hayay ayaa ka soo qabtay degmada Warta Nabada ee gobolka Banaadir, dhankale waxaa jiro wiil uu dhaawac u geeystay oo yaallo mid kamid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

HBN News Desk 

 

 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed