Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Baarlamaanka ee Maanta

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlaamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku leh xarunta  Villa Hargeysa ee Muqdisho.

Ajendaha kulankaan looga hadli doono ayaa ah:

1. Soo gudbinta iyo Aqrinta Mooshinka wax-ka- badalka iyo kaabista Dastuurka.

2. Qeybinta Hindise Sharciyeeydyada kala

A) Hndise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangaliyo doonka

B) Hindise Sharciyeedka Howgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka Dowladda

C) Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Fedraalka.

Kulanka Baarlamaanka ee maanta furamy ayaa ah kala-fadhiga 3-aad, kaas oo ay horyaalaan ka dooddida Qaanuno dhowr ah, kuwaas loo doonayo in ay meel mariyaan.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed