Madaxweynaha Puntland laga gudbiyay dacwad ka dhan ah.

Xubnaha mucaaradka Puntland oo shir jaraaid ku qabtay Garowe ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Cakiran ee maamulkaas,  waxayn dacwad ka gudbiyeen, kuwaas oo dacwad u gudbiyay  Xakuumadda dastuuriga ah.

mucaaradka ayaa sheegay madaxweynaha Puntland  uu ku kacay gabood fallo sida ay sheegeen, dacwadaan ayaa waxaa gudbiyay ilaa 30 siyaasi  oo uu hoggaaminaayo  Guuleed Saalax Barre oo ah Guddoomiyihii hore ee Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, kana mid ah mucaaradka.

Waxay intaasi ku dareen in ah  kalsooni buuxda ku qabaan Maxkamadda  kana jawaato dacwadooda.

 

 

 

 

 

 

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed